Muuse Biixi oo Salaadda Ciidul-fidriga kala qayb galay shacabka Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidul-fidriga. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno ka mid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno, taliyayaasha kala duwan ee ciidamada iyo maamulka gobolka Maroodi-jeex, ayaa Boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kula tukay Masjid Jaamaca weyn ee Hargeysa. Mudane Muuse … Continue reading Muuse Biixi oo Salaadda Ciidul-fidriga kala qayb galay shacabka Hargeysa (Sawirro)